Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladdan oo ahayd mid ay ku qalin jibinaayeen Ardeyda iskuulka Al-Rayaan Institute oo ah Dufcada 5 aad ee ka Aflaxday Iskuulkan kuwaas oo bartey Luuqata Ingiriiska iyo Seyniska gaar ahaan Maadooyinka Santifiikida iyagoona halkaasi lagu gudoonsiiyey Shahaadooyin ka turjameysa wixii ay barteen
Munaasabada Xaflada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Waalidiin, Ardey, Macalimiin, Maamulka Macahadka iyo Marti Sharaf kale waxaana halkaasi laga soo jeediyey hadalo qiima badan oo Ardeyda lagu dhiiri gelinayay sidoo kalena laga hadlay Muhiimada ay Waxbarashadu leedahay
Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nor War’edy









