Mootooyinka Oo Laga Mamnuucay Xiliyada Habeenkii Magaalooyinka KG

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kadib markii ay Kulan Magaalada Baydhabo ku yeesheen Saraakiisha Laamaha Amaanka KG iyo Xubno kamid ah Golaha Wasiirada Wasaaradaha Amniga  Arimaha Gudaha Maamulka Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhabo kaasi oo looga hadlay Arimaha Amniga Deegaanada KG sidii loo xaqiijin lahaa Nabadgeliyada Shacabka

Shirka Amniga ayaa waxaa Shir Guddoomiyey Wasiirka Amniga KG iyadoona ay Goobjoog ahaayeen dhamaan Laamaha Amaanka KG sidoo kalena laga soo saarey Go,aano lagu mamnuucayo Isticmaalka Mootooyinka Gudaha Magaalooyinka Xiliyada Habeenkii

Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here