Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabatay kulanka wadatashiga Bulshada ee ku saabsan dhisitaanka Golaha Deegaanka degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, kaas oo soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladd-Goboleedka Jubbaland.
Kulankan oo daah-furey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladd-Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa diiradda lagu saarayey sidii si wadajir ah Bulshada iyo Dowladda ay uga tashan la haayeen dhismaha Golaha Deegaanka degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed









