Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Arimaha Amniga Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulanka isdhexgalka Booliska iyo Bulshada, Kaas oo lagu xoojinaayo wada shaqeynta Booliska Bulshada si loo dhiso kalsooni iyo iskaashi Amni oo waara.
Kulanka waxaa ka soo qeyb galay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Jubbaland, Mudane Maxamad Cabdi Kaliil, qaar ka mid ah shaaalaha waaxyaha Wasaaradda, Saraakiisha Ciidamada Booliska degmada Kismaayo, Ururrada Bulshada rayidka ah ee Jubbaland, Ururrada Naafada, iyo marti sharaf kale.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmaan Odey









