Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadaani oo lagu soo bandhigayey Buuga Guudha Dhabta ah oo ay Qortey Hani Abdi Maxamed ayaa lagu qabtey Beerta Baydhabo CT Ee Magalada baydhabo
Waxaana munaasabada ka soo qeyb galey Masuliin Bahada Waxabarshada Degmada Waxgaradka Magalada Aqoonyahano Ganacasto Dhalinyaro Haween Iyo Waladiin
Warkung waliba nig haaye Marriing Maalang Abshir









