Kulan ku saabsan Caawinta Bulshada Shabeelaha Hoose Oo Baydhabo ka dhacay

0
21

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed Hassan Abduqaadir Mohamed ayaa Xarunta Wasaarada Amniga Magaalada Baydhabo ku qaabilay Madaxa UNTIMIS iyo Saraakiil kale,kaasi oo looga hadlay Xoojinta iskaashiga Dowladda Koonfur Galbeed iyo Qaramada Midoobay ee dhanka amniga iyo Horumarinta Amniga Bulshada,waxaana ka qeyb galay Saraakiisha Ciidanka Booliska Gobolka Baay.

Inta uu Kulanka socdey Wasaaradda Amniga Gudaha KG ayaa Hay’adda UNTIMIS, gaar ahaan Arrimaha la xiriira Amniga iyo dhisidda Awoodda Hay’adaha Amniga, Kordhinta taageerada farsamo iyo tababarrada ciidanka booliska Gaarka Koonfur Galbeed, iyo sidii Deegaano ka tirsan Shabeelaha dhawaan Dowladu gaartey gargaar loo gaarsiin lahaa

Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here