Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baraawe ee Caasimadda Koonfur Galbeed ayaa waxaa laga hirgeliyay Ceelal Biyood gaaraya ilaa Sadex (3) Ceelal, kuwaas oo Xariga ka jaray Guddoomiyaha degmada Baraawe, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Gaarka ah ee Degmada.
Ceelalkan Biyood oo Muhiim u ah Bulshada ee ay qodday Hay’adda AFTUDER ayaa waxaa laga hirgeliyay Kaamamka ay ku nool yihiin dadka Barakacyaasha ah iyo Xaafadaha Magaalada Baraawe.
Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed









