Xafladda qalin-jabinta Dufcadii 8aad Ardeyda Jaamacadda Ganaany Oo Baydhabo ka dhacdey

0
26

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadda Qalinjebinta Dufcadii 8aad ee Ardyeda Jaamacadda Ganaany ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay, iyadoo ardeyda ka aflaxday Culuumta kala duwan ee lagu barto Jaaamacadda, sida Kuliyadda Waxbarashada.

Waxaana Munaasabadda oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka Jamaaacadda ka qeyb-galay Masuuliyiin ka tirsan Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed, Bahda Waxbarashada, sida Aqoonyahno, Maamuliyaasha Madaariista Baydhabo, Macalamiin, Bahda Caafimaadka, Waaladiin iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here