Shirka bahda Cadaalada Puntland Oo Boosaaso ka Furmey

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dawladda Puntland iyadoo sii ambaqaadaysa War-murtiyeedkii Shirka hormarinta Arrimaha diinta iyo Nabadda Gobolka Bari,ayaa waxay Magaalada Boosaaso ku qabatay Kulanka Xoojinta Wadashaqaynta Laamaha dawwladda iyo Bulshada Rayidka ah

U jeeddka Kulankan ayaa ah in qodobadii kasoo baxay Shirka loo badalo howlqabad lana qeexo doorka laamaha Dowladda iyo Ururada Bulshada ayadoo loo samaynayo isku xir iyo hanaan waadashaqayn oo dhameystiran kuna dhisan Kalsooni iyo daacadnimo Ka qaybgalayaasha kulanka ayaa ka dooday qodobada shirka.

Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here