Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Barashada Iyo Akrinta Tafsiirka Qur’aanka Kariimka Qowlka Eebo ayaa lagu soo Geba Gebeynaayey Masjidka Raashidiin oo ku yaalla degmada Heliwaa ee Muqdisho Ayidoona ay Ardeyd Badan ka Faaideystey in uu Socodey Tafsiirkaani
Waxaana munaasabada lagu soo Geba Gebeynaayey Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ka soo qeyb galey Culmaawadiin Macalinka Bixinaayey Asharka Ardeyda Waaladiin Iyo Qeybaha Kala duwan ee Odayaasha Degmada.
Warkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir