Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankani Aqoon-is-weydaarsiga ahaa ee ay soo qabanqaabiyeen Ururka PAAS ayaa waxaa uu ku saabsanaa Wacyigelin dhanka Nadaafada iyo habraacyada badbaadada Cuntada iyo Caanaha ee ay isticmaalaan qeybaha kala duwan ee Bulshada, kaasi oo loo qabtey qaar ka mid ah Haweenka ka ganacsada Caanaha ee Magaalada Baydhabo
Waxaana ujeedka kulanka uu ahaa in hooyoyinka wax laga fahansiiya ilaalinta Caafimaadka Bulshada ee waxyaabaha ay Iibiyaan ayna dadka baadiyaha ka keeno Caanaha ay kula taliyaan Cunada la siiyo Xoolaha si ay Caafimaadkooda loo Tayeeyo
Warkung waliba nig haaye Mariing Maallang Abshir









