Ardey baratey Xirfaha Farsamada Gacanta Oo Shahaada lagu gudoonsiiyey Hargeysa

0
13

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugasiga Farsamada Gacanta ee Yool Training Center oo ku yaala Magaalada Hargeysa ayaa Munaasabad qalin jabin ah u qabatey in ka badan 100 Ardey oo baratey Xirfada Farsamada Gacanta ee ku nool Magaalada Hargeysa Iyo Degaanada Hoosyimaada

Waxaana munaasabada ka soo qeyb galey Maamulka Iyo Macalamiinta Dugasiga farsamada gacanta Maamulka Degmada Waxgarada Waaladiin Dhalinyaro Ganacsato Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada

Warkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here