Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Ceel-Barde ayaa Laga Bilaabay dayactirka dhismaha Iskuulka Sare ee Degmada Ceel-Barde, taasoo qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo kaabayaasha Waxbarashada ee Degmada Ceel-Barde iyo iskuulada Hoose dhaxe ee Yeed iyo Aato kuwaaso iyagana qayb ka ah howlaha dhismaha Dayactirka
Mashruucan dayactirka ah ayaa waxaa maalgelinaya Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Koonfur Galbeed iyo Wasaaradda Waxbarashada heer Federaal, halka ay fulineyso shirkadda BANDAR General Trading Company.
Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nor War’edy









