Ardeyda Baydhabo oo Loo qabtay Tababaro la xiriira Xisaabaadka Maaliyadda.

0
51

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Machadka Bay Accountancy Institute oo dhawaan laga hirgeliyay Magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu si rasmi ah u bilaabey tababaro ku saabsan Accounting, Finance iyo xirfadaha casriga ah, si kor loogu qaado aqoonta dhalinyarada iyo xirfadlayaasha mustaqbalka.

Waxaana uu dhawaan soo dhejiyay Qaadashada Fasalo Cusub oo lagu bixin doono Computerized Accounting, Manual Accounting, Secondary Business, English, General Maths, kuwaas oo ka faa’ideysanaya Ardeyda iyo Macalamiinta wax ka dhiga iskuulada iyo Jaamacadaha Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here