Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan lagaga hadli doono inta uu socdo Maalmahan qorshaha Hagista Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Soomaaliland ee Shanta sano soo socota sidii Bulshada iyo Khuburada Deegaanka Xog dhameystiran loogu aruurin lahaa Xaalada dhabta ee Deegaanka ka jirta sidii Siyaasada Wasaarada loogu biirin lahaa
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka ayaa Magaalada Boorama ka furay Shirkaasi iyadoona ay Goobjoog ka ahaayeen Agaasimiyaal Maamulada Gobolka iyo Kan Degmada iyo Aqoonhayano kala duwan Iskuduwaha Wasaarada Deegaanka ee Gobolka Awdal Abdiwahaab Xuseen Muumin ayaa ugu horeyn Kulanka hadal ka jeediyey isagoona sharaxay waxyaabaha looga hadli doono
Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nor War’edy









