Ceelal Biyo Oo laga hirgeliyey Kaamam ku yaala Duleedka Baydhabo

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ceelashan ayaa laga hirgeliyey Kaamamka ku yeela Duleedka Magaalada Baydhabo halkaasi oo ku nool Kumanaan Qoysas danyar ah oo aan awoodin in Biyaha iibsadaan islamarkaana caqabad ku ahayd helitaanka Biyaha waxaana mudo Biyo dhaamin u sameyn jirtey Biyo dhaamin

Hirgelinta Ceelasha ayaa waxaa ka shaqeysay Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowlada KG iyadoo kaashaneysa Hey’adaha iyo Dowlada bah wadaagta la yihiin si meesha loogu saaro dhibaatooyinka ay ku Bulshada Barakacayaasha helitaanka Biyo Nadiif ah oo ku filin

Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nor War’edy

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here