Awaamiir dhanka Amaanka Oo laga soo saarey Degmada Buur-Hakaba

0
45

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay oo wado dedaalo lagu tayeynta Amniga guud ee Magaalada ayaa kulan ay isuga yimaada Maamulka iyo saraakiisha Amaanka waxey sheegen in aaney la ogoleyn Garaawida Haweenkii soo gala Magaalada ama ka baxa iyadoo midaasi qeyb ka noqon doonta amniga

Waxaana uu maamulka soo sarey Awaamiir Cusub oo lagu Xoojinayo Aaanka si taasi loo fuliyo aan la ogoleyn in Gadiidka Xiliyada Habeenkii ah ay isticimaalan Wadooyinka la ogolan doonin ilaa mudo

Warkung waliba nig haaye Mariing Maallang Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here