Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Jamaacadda Caalamiga ah ee Baidoa International University BIU ayaa imtixaanka aqbalaada ka qaadey Ardeyda Sanad Dugsiyeedkan 2025-2026 ku biiraya Jaamacadda, kaas oo ardeydii ka gudubta ay si rasmi ah uga mid noqon doonaan Ardeyda Jaamacadda ee Afarta sano ee soo socta.
Imtixaankan oo sanad kasta laga qaado ardeyda ka soo bahda iskuulaadka kala duwan ee Gobolada Koonfur Galbeed ayaa waxaa Furintaankiisa Goob joog ka ahaa Maamulka Jamaacadda BIU, iyadoo Ardayda u fariisatay imtixaanka ka kala yimaaden Iskuulaadka kala duwan ee Maamulka.
Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed









