Agabka Ciyaaraha Oo lagu Wareejiyey Maamulada Degmooyinka Wadajir iyo Gubadley

0
22

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Cutubka Taliyaaniga ee Taakuleynta Shacabka Soomaaliyeed, ayaa waxaa Maamulada isboortiga ee degmooyinka Wadajir iyo Gubadley ee Gobolka Banaadir uu ku wareejiyay agab isboortis oo kala duwan, kaas oo Muhiim u ah Bahda Ciyaaraha ee Degmooyiinkan.

Aqabkan isboortis oo kala duwan ayaa waxaa loogu talagalay Ciyaartooyda labada Degmo, iyadoo labada Maamulada isboortiga ee degmooyinka si rasmi ah u kala wareegay Cutubka Taliyaaniga ee Taakuleynta Shacabka,sidookale uga mahadceliyay Sida ay u garab taagan yihiin Shacabka Soomaaliyeed.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here