Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tuulada Halgen oo ka mid ah Deegaanada uu maro Wabiga Shabeelle ayaa waxey dadka degan saameyn ku yeeshey fatahaadaha Wabiga sababeyna barakaca iyo qasarooyin dhaqaale iyo dhibaatooyin Nolaleed
Waxeyna qaar ka mid ah dadka Tuulada ay sheegen in ay jiraan guriyaal badan oo aan dadkooda waxba ka qaadan qaarkana aan helin garab ka soo saaro guriyaha ay ku hanibanyihin
Warkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir