Shir Looga hadlayo Ahmiyada Nabada Oo Ka Furmey Boosaaso

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Puntland ayaa ka furtey Bosaso shirka Hormarinta Arrimaha diinta iyo Nabadda Gobalka Bari,oo ay isugu yimaadeen 150 ka mid ah culumada diinta, nabadoonada, uruurada Bulshada iyo hay’adaha Amniga, caddaaladda iyo Garsoorka.

Ujeedada shirkaan ayaa ah xoojinta doorka culumada iyo nabadoonadu ku leeyihiin Cadaaladda, nabadda iyo xassiloonida, ka hortaga fikradaha Xun aragtida Islaamka ee ilaalinta Amniga iyo hormarinta iskaashiga Dowladda iyo dadwaynaha Puntland.

Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nor War’edy

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here