Kulanka Wadatashiga Xeerka Dalxiisa Jubaland Oo Kismaayo lagu qabtey

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo ahaa mid looga tashaanayay Siyaasada iyo Xeerka Dalxiiska Deegaanada Maamulka Jubaland kaasi oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada Warfaafinta Jubaland iyadoona ka qeyb galayaasha Afkarahooda ku biirin doonaan sida ay in loogu sameyn karo Xeer Goobaha dalxiiska ay Jubaland Caanku ku tahay

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro ka tirsan Maamulka Jubaland Bulshada Ra’idka Aqoonyahano Khuburo ka taqasus u leh sameynta Xeerarka iyo Marti sharaf kale,qaar kamid ah Golaha Wasiirada Maamulka Jubaland ee kulanka ka qeyb galay ayaa soo dhaweeyey in la sameeyo Siyaasada dalxiiska Waxayna ku biiriyeen Kulanka Talooyin Muhiim ah

Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here