Kulanka Horumarinta Qorshaha Dowladnimada Oo lagu qabtey Kismaayo

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankani wadateshiga ee uu ku saabsanaa Tiirka qorshaha Hormarinta qeybna ka ah dadaalada Hormarinta ee lagu mideynayo heer Gobolka iyo heer Degmo ayaa Magaalada Kismaayo ku daahfurtey Wasaarada Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland

Waxaana kulanka oo ay ka soo qeyb galeen Gudoomiya ki xigeenka Gudiga arimaha gudaha uyo golaha wakiilada Jubaland Qaar ka mid Agaasimiyasha guud ee wasaradaha iyo bulshada Rayid ayaa ahaa. Mid looga Arinsanaayey mabaadida Aas aasiga ah ee Hageya Qorshiyaasha Hormarineed

Warkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here