Dhismaha Xarunta Degmada Shangaani Oo ladhagax dhigey

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Muddo 50 sano ah kadib markii Aas-aaskeedii hore uu gabi ahaanba burburay xaruunta Degmada Shingaani ayaa waxaa Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir uu dhagax-dhigay dib-u-dhiska xaruunta cusub ee Degmada Shingaani, taas oo ah markii ugu horreysay ee xaruun rasmi ah loo dhiso degmada.

Munaasabadda dhagax-dhigga oo ay waxaa Goob joog ahaa Maamulka iyo Bulshada Degmada Shingaani, Hay’adaha Amniga, Gudoomiye Ku xigenka Amniga iyo siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, Agaasimeyaal iyo mas’uuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here