Ardey dhameysatey Waxbarashada Dugsiga Sare Oo Xaflad loogu qabtey Bardaale

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Bardaale ee Gobolka Baay aya lagu qabtey Munaasbad ay ku qalin jabinayeen qaar ka mid ah Ardeyda iskuulka Bardaale Primary and Secondary,l taasi oo ay soo Agaasimeen Maamulka Iyo macalamiinta iskuulka.

Waxaana munaasbada ka soo qeyb galey Gudoomiya ku Xigeenka Arimaha Bulshada ee Degmada Ahna Ku simaha Gudoomiyaha Deggmada Kuxigeenada Maamulka Waalidiin Waxgarad Dhalinyaro iyo Martisharaf kala duwan.

WWarkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here