Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dahfurka Tartanka aqoon iyo Akhlaaq ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026 iskuulka Ramadan P.S.S ayaa si toos ah looga daahfurey Xarunta Barashada Iskuulka ee Magaalada Baydhabo
Waxaana daahfurka tartanka ka qeyb qaadan doona dhamaan Fasalada uu ka kooban Yahay Iskuulka Ramadan ayidoona ay goob joog ka ahaayeen macalamiintii iyo maamulka iskuulka
WWarkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir