Qoysas danyar ah Oo Deeq Timir ah Loogu qeybiyey Muqdisho

0
26

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gobolka Banaadir iyo Deegaanada u dhow ayaa waxaa ka socda qeybinta Mashruuca Deeq gar gaar ah oo ka timid hay’adaha gar gaarka ee Soomaaliya ka taagyeera Arimaha Bani’aadinimada, iyadoo Maal mihii la soo dhaafey si iskumid ah loo gaarsiiyay Degmooyinka qaar ee Gobolka Banaadir.

Deeqdan Gar gaar oo ah mid timir ah ayaa waxaa sidookale la gaarsiiyay Dadka ku nool kaamamka Barakacyaasha ee ku yaala Deegaanka lafoole iyo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose iyo Xaruumo kale ee ay degan yihiin qoysas dan yar ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here