Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, ayaa waxaa laga dhagax dhigay dhismaha xarun Cusub oo Hay’adda Bisha Cas ee Soomaaliya ay ku yeelanayso Magaalada, gaar dhanka Dowlad-Goboleedka Gal-Mudug.
Goobta dhagax dhiga ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, Saraakiil ka soctay Hay’adaha Bisha Cas iyo ICRC iyo Xubno ka socdey Waxgaradka Magaalada Gaalkacyo.
Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed