Qoysas Barakacayaal heley Fursad Shaqo Oo Maareeyey Noloshooda

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qoysas Barakacyaal ah gaaraya In ka badan 500 oo qof oo ku nool kaamamka duleedka Magaalada Baydhabo ayaa helay Fursado shaqooyin murug-maal ah, ka dib markii Gudi dadka Barakacyaasha kamid ah oo isxilqaamey u sahalay in ay ku shaqeystaan.

Dadkan danta yar oo isugu jira Rag iyo dumar ayaa Mushaar ka qaata ku shaqeeynta Goobo kala duwan, iyagoo si laalinle ah uga shaqeeya Nadaafada, Dhismaha, Cunta karinta, iyo kuwa kale, kuwaas oo ku maareeya Masruufka Nolol maalmeedkooda.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here