Dhismaha Xafiiska Dekkada Hobyo Oo la dhagax dhigey

0
28

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruntan ayaa ku shaqeyn doonto Dekkada Macmalka Degmada Hobyo ee Gobolka Galgaduud si loogu sii shaqeeyo Horumarinta Dekkada oo hada dhismo ka socda taasoo Muhiim u ah Shacabka Galmudug oo baahi badan u qabaan sidii loo dhameystiri lahaa Dhismaha Dekkada Degmadaasi

Munaasabada dhagax dhiga Xafiiskan ayaa waxaa ka qeyb galay Madax kala duwan ee ka kala socdey Wasaarada ka tirsan Maamulka Galmudug iyo Maamulka Degmada Hobyo Agaasimaha Dekkadaha iyo Gaadiidka Badda Abshir Xaashi Cali ayaa ugu horeyn halkaasi ku sharaxay Muhiimada Xafiiskan leeyahay

Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here