Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa lagu daah-furey Kulanka Wadatashiga Harumarinta Waxbarashada Degmada Afgooye, kaas oo inta uu socdo diiradda lagu saari doono Dar dar gelinta iyo Xoojinta Howlaha Waxbarashada iyo Aqabadaha jira ee Gobolka.
Kulanka oo ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Gudoomiyaha Degmada Afgooye, Ku xigeenadiisa, Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada, Gudoomiye Ku xigeenka Amniga Gobolka iyo Maamulayaasha Dugsiyada waxbarashada.
Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed