Haweenka Baydhabo Oo Daryeel Caafimaad Bilaash ah ka helay Daryeel Medical

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruunta Caafimaadka ee Isbitaalka Daryeel oo kamid ah Kuwa Gaarka ah ee Ka shaqeeya Gudaha Magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu soo kordhiyay adeegyo Caafimaad oo Bulshadu ay ku heli karaan Si bilaash ah, kuwaas oo horey ku heli jiray si lacaq ah.

Drs; Seynab Maxamed Cabdiraxmaan oo ka Howlgasha Xaruunta Caafimaadka ee Isbitaalka Daryeel Medical Center ayaa ka hadashay Adeegyada Caafimaad ee Bulshada Magaalada Baydhabo, Gaar ahaan Haweenka ay ka heli karaan Xaruuntan,

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here