Laamaha Amaanka Baydhabo Oo Soo Bandhigey Waxyaaba Maanka dooriya ay Soo qabteen

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Taliska Ciidamada Booliiska Degmada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa waxaa Howlgal ay fuliyeen ku soo qabteen Waxyaabo Maanka dooriya ee la soo geliyay gudaha Magaalada, kuwaas oo Xalis ku ahaa Bulshada gaar ahaan dhalinyarada.

Saldhiga degmada Baydhabo ayaa lagu soo Bandhigay Noocyo kala duwan oo Waxyaabo Maanka dooriya ah, halkaas oo ay Goob joog ka a haayeen, Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Bay, Taliyaha saldhiga degmada iyo Saraakiil kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here