Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan Wadatashiga Bulshada rayidka ah ee ku saabsan Qorshaha Horumarinta Dowladd-Goboleedka Jubbaland Shanta sano soo socta ee lagu qabatay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Agaasimaha Guud ee Wasaaraadda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland, Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland, Xubni ka socdey Bulshada Rayidka, Ururada Dhalinyaro, Haweenka iyo Masuuliyiin kale.
Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed









