Ardey baratey Xirfadaha Gacanta Oo Xaflad Loogu qabtey Degmada Bardaale

0
21

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Machadka Barashada Farsamada Gacanta iyo Xirfadaha ee Degmada Bardaale ee Gobolka Baay oo soo saarey Ardey ka kooban dhowr qeybood oo baratey xirfadaha kala ah dhar kariska Tolista xarqaanka Cilaan marista iyo kuwa keloo badan ayaa loo qabtey Munaasabada looga soo Xiraayey barashada xirfadaha

Waxaana munaasbada ka soo qeyb galey gudoomiya ku xiggeenka Arimaha bulshada ee Degmada qaar ka mid ah ku xiggeenada maamulka Degmada Waalidiin Maamulka Machadka iyo Macalimiinta Ardeyda iyo marti sharaf kale

Warkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here