Maamulka Gobalka Banaadir Oo daah furay Mashruuc lagu ilaalinayo Deegaanka.

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Gobolka Bnaaadir oo ka duulaya ilaalinta Nadaafada Deegaanka iyo Bulshada ayaa Magaalada Muqdisho ka dah-furey Ololaha ilaalinta Deegaanka iyo Cagaarinta Gobolka Banaadir kaasoo loogu gol leeyahay Bilic soo celinta Nadaafada Deegaanka oo muhiim ah

Munaasabada Dahfurka Ololaha ilaalinta deegaanka iyo Cagaarinta Muqdisho ayaa waxaa Goobjoog ahaa Maamulka Gobolka qaar kamid Gudoomiyaasha Degmooyinka Bulsho iyo Ganacsato iyadoona halkaasi lagu soo Bandhigey Agabka Nadaafada loogu tala galay

Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here