Howgal Lagu ilaalinayo Deegaanka Oo laga Fuliyey Gobolka Togdheer

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada ee Gobolka Togdheer iyo Maamulka Gobolka ayaa waxaa Si wada jir ah u fuliyeen Barnaamij lagu ilaalinayo Deegaanka, kaas oo lagu baabi’iyay deegaamayn si Sharci daro ah ay dad ugu sameysteen Goob Dhul daaqsimeed ah.

Dadkan oo Dhir tiro badan ay ku coodeen Dhul daaqsimeed loogu talagalay Xoolaha oo ay ka dhigteen Deegaan sharci daro ah, kuwaas oo sidookale dhuxuleysi ka wadey deegnaaka ayaa waxaa ka war helay Wasaaradda Deegaanka iyo Maamulka Gobolka.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here