Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isbitaalka weyn ee Magaalada jowhar ayaa waxaa Wasaarada Caafimaadka Dowlada Hirshabelle ay ka fulisey Mashaariic Hormarineed oo looga danleeyahay in dib u dayactir lagu sameeyo qeybaha kala duwan ee isbitaalka Maadama Bulshada Magaalada jowhar iyo deeggaanada Hoos yimaada looga Adeega si bilaash ah.
Waxaana masharacida laga horgelin Doon isbitaalka boogasho ku tagey howlwadeeeno ka socodey wasarada Caafimaadka ayidoo halkaasi ku soo dhaweyey Agaasimaha guud ee isbitaalka iyo qeybaha kala duwan ee shaqaalaha isbitaalka
WWarkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir









