Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Jaaliyadaha ka soo jeeda Magaalada Baraawe ee Caasimada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa dhisay labaatan Guri oo loogu talagalay in ay ku nooladaan dadka danta yar, Guriyahaas oo Maamulka Degmada uu ku wareejiyay dadkii loo dhisay.
Goobta labaatankan Guri lagugu wareejinayay Dadkan danta yar ayaa waxaa Goob joog ku ahaa Gudoomiyaha Degmada Baraawe, Xubno ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada, Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed