Man-Hajka Buugaagta Oo la gaarsiiyey Iskuulada Jubaland

0
15

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Waxbarashadda Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dawladd-Goboleedka Jubaland ayaa waxaa Buugagta Man-hajka Waxbarashada Dalka ay gaarsiisay 82 Iskuul oo ku yaala Dagmooyinka iyo Deegaanadda Maamulka Jubaland.

Buugagtan Man-hajka Waxbarashada Dalka oo loogu talagalay Fasalada Dugsiyada Hoose iyo dhexe ee Guud ahaan Dagmooyinka iyo Deegaanadda Maamulka Jubaland, ayaa ka kooban Maadooyiinka kala duwan ee ay Bartaan Ardeyda.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here