Aqoon isweeydaarsi ku Saabsan Ilalainta Xuquuqda Carruurta Oo Baydhabo lagu qabtey

0
11

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka XFS iyo tan Dowlad Goboleedka KG ayaa Magaalada Baydhabo ku qabtey Tababar ku saabsan Arimaha Cadaalada gaar ahaan Ilalainta Xuquuqda Carruurta,waxaana ka soo qeyb galay bahda Cadaalada Asluubta Booliska iyo Hey’adaha Garsoorka

Maalmaha uu socdey Aqoon isweydaarsigan ayaa waxaa diirada lagu saarey sidii kor loogu qaadi lahaa Ilaalinta Sharciga Carruurta iyo Horumarintooda iyo isku xirnaanta Hey’adaha Garsoorka iyo Cadaalada Labada heer Ee Dowlada iyadoona ka soo qeyb galayaasha la siiyey Casharo Muhiim ah

Warkung Waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here