Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashrrucaan Lagu soo Bandhigay Magaalada Boorama ayaa ah Masharuuc balaaran oo ay ka Faa’idaysan doonaan 21 kun oo Arday iyo 90 Dugsi Waxaan si toosa ah ugu wada shaqeyn doona Wasaarada Waxabarashada iyo Hay’ada Unicef iyo Hey’adaha kale la shaqeeya Wasaarada Waxbarashada Horumarinta Caruurta
Inta uu Socdo Mashruucan ayaa ka shaqeyb doonaa dhinacayada Horumarinta Ardeyda iyo Iskuulada Deeganada Soomaaliland iyadoona lagu bilaabi doono ilaa Sedex Degmo inkastoo ay baahida Mashruucan loo qabo ay ka badan tahay inta uu hada ka kooban yahay
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahy