Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Macadka Barashada Diinta Islaamka iyo Arimaha Bulshada ee Al misbaax ee Magaalada Gaalkacyo ayaa qabtey Xaflad munaasabad lagu abaalmariyay arday baratay culuumta shareecada Islaamka iyo arrimaha bulshada
Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgaley Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Dowlad goboleedka Galmudug Bahda Waxbarashada iyo culimada Deegaanka waxaana halkaasi loogu halbalyeeyey Ardeyda baratay culuumta shareecada Islaamka iyo arrimaha bulshada
Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani