Kulan looga hadlay Sugnaanta Cuntada Oo Kismaayo Lagu qabtey

0
11

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ka dhacay Magaalada Kismaayo ayaa looga hadlay Sugnaanta Cuntada oo Muhiim u ah Nolosha dadka Soomaaliyeed gaar ahaan dadka reer Jubaland waxaana soo qaban qaabisey Wasaarada Qorsheynta Dowlada Jubaland iyadoona inta uu socdo diirada lagu saarayo sidii loo xaqiijin lahaa badqabka Cuntada iyo Isbedelka Cimilada

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasaaradaha kala duwan ee Jubaland iyo Hey’adaha Qaramada Midoobe kaasoo ahaa mid Afar biloodla la ah iyadoona diirada lagu saaro sidii Mashaariicda Horumarinta Cuntada loogu faaideysan lahaa islamarkaana la isku wareysanayo caqabadaha jira si wax loogu qabto iyo in lalal Tacaali karo Isbedelka Cimlilada

Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nor War’edy

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here