Dood ku saabsan kala duwanaanshaha Dhaqanka Oo Baydhabo lagu qabtey

0
12

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Jaamacadda Baydhabo University ayaa lagu qabtay Dood Cilmiyeed Ku saabsan kala Duwanaanshaha dhaqameed Faa’Idooyinka iyo Dhibaatooyinka

Doodaan Cilmiyeedka oo logu qabtay Xaruunta jaamacada Magaalada Baydhabo waxaana ka soo qeyb galay Aqoonyahana bahda Waxbarashada Ardayda jaamacada, Maamulka iyo Macalimiinta jaamcada iyo Bulshada qeybaheeda kala duwaan .

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here