Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah Ardeyda Wax ka Barata Machadka Imaam Al-muzani Ee Magaalada Baydhabo ayaa loo qabtey Munaasabad Qalinjebin ah, Kuwaasi oo gaaraya in ka badan 60 Ardey iyagoona Bartey Xifdinta Ardeyda Gudoonsiiyey shahaadooyin .
Munaasabada oo uu soo Agaasimey Maamulka Machadka ka soo qeyb gashey Maamulka iyo Macalimiinta Walidiin Culumo Bahda Waxbarashada Degmada Ardeyda iyo Marti Sharaf Kale.
Warkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir