Wadatashi ku saabsan Miisaaniyada Dowlada Oo Baydhabo ka dhacay

0
12

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhaba ku qabatay kulan wadatashi ah oo diiradda lagu saarayey ka-qaybgalka bulshada, daahfurnaanta, iyo xaqiijinta in Miisaaniyadda 2026 ay si dhab ah uga tarjumeyso mudnaanta dowlada Koonfur Galbeed iyo horumarinta adeegyada shacabka.

Kulanka waxaa si rasmi ah u furay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda DKGS, kaas oo ka hadlay muhiimadda daahfurnaanta miisaaniyadda iyo hanaanka maamulka maaliyadda ee Dowladda Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here