Tababar ku Saabsan Sugida Amniga Garoomada Oo Kismaayo Ka Furmey

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan Oo socon doona muddo shan maalmood ah, kaas oo loo qabtay qaar ka mid ah hawl-wadeenada ka shaqeeya Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdulle Laguna barayo hanaanka Sugida Ammaanka Garoonka

Munaasabadda furitaanka tababarka waxaa goobjoog ka ahaa qaar ka mid ah agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Dowalada Jubaland iyo masuuliyiin kale,Ujeeddada tababarkan ayaa ah in lagu horumariyo aqoonta iyo xirfadaha shaqo ee hawl-wadeenada garoonka, gaar ahaan dhinacyada amaanka iyo maamulka duulista si loo xaqiijiyo adeeg tayo sare leh oo bulshada garoonka isticmaashaa ka hesho.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here