Maxaabiista Xabsiga Kismaayo Oo Daryeel Caafimaad loo fidiyey

0
11

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradaha Caddaaladda iyo Caafimaadka Dowladda Jubbaland oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Ururka Dhaqaatiirta Jubbaland ayaa booqday Xabsiga Dhexe ee Magaalada Kismaayo.

Ujeeda booqashada ayaa aheyd qiimeen lagu xoojiinayo adeegyada Caafimaadka maxaabiista iyadoona daawooyin iyo adeegyada Caafimaadka ay gaarsiiyeen Maxaabiista

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here