Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Muqdisho waxaa maanta si rasmi ah uga furmey shirka wadatashiga Garsoorka ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed kaasi oo ay ka qeybgaleen Bahda Cadaalada iyo Garsoorka Heer Federal iyo heer dowlad goboleed
Shirka inta uu socdey waxaa looga hadley Muhiimada Shirka iyo in wax ka bedel lagu sameeyo qodobada qaar ee ku jira Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed kaasi oo in badan lagu soo kordhin dhono ciqaabaha denbiyada cusub
Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani